Dowlad ka tirsan caalamka oo fasaxday isticmaalka Maandooriyaha xashiishka

Dalka Canada waxaa berri ka dhaqan galaya sharci ogolaanaya isticmaalka, ganacsiga iyo beerashada maandooriyaha xashiishadda. Arrintan ayaa soo bilaabatey 20 sano ka hor, kadib marki ra’iisul wasaarihi hore ee Canada, Jean Chritien uu billaabey ololaha sharciyeynta cabista maandooriyahan. Qaybaha kala duwan ee bulshada Canada ayaa aad uga soo horjeeday tallaabadan, haddana waxa ay isu diyaarinayaan … Continue reading Dowlad ka tirsan caalamka oo fasaxday isticmaalka Maandooriyaha xashiishka